Dumarka Soomaaliyeed iyo ka qeybgalka siyaasadda

Act For Somalia waxa ay qabtay dood furan oo ku saabsan ka qeybgalka siyaasadeed ee haweenka taariikhdu markay ahayd Axad, 24 Luulyo, 2016. Dhacdadan waxay ahayd aragtida Diimeed,Siyaasadeed iyo taariikheed ee ka qeybqaadashada Haweenka Siyaasadda Soomaaliya.
Dooddu waxay isu keentay shakhsiyaad caan ah iyo dhageystayaal ka badan 150 oo da’walba leh ahna rag iyo haween si ay uga qeyb qaataan ugana doodaan fikradaha ayna raadiyaan tallaabooyin horumar leh.
Warbixnta oo dhameystiran riix halkaan

Comments are closed.